Raila Odinga oo mar kale shaaciyey go’aan aysan ku farxin dowlada Kenya

Mucaraadka Kenya ayaa i ku dhowaaqay in dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda ay dib u billaabmi doonaan kadib bisha barakeysan Ramadan, inkasta oo uu jiro heshiis wadahadal oo ay kula jiraan xisbiga talada haya. Hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, oo ka ka qeyb-galay kulan ka dhacay caasimadda, ayaa sheegay in waqtiga dib u billaabashada dibad-baxyada lagu … Continue reading Raila Odinga oo mar kale shaaciyey go’aan aysan ku farxin dowlada Kenya